
Podcast
Tune in for a dynamic mix of topics tailored for early childhood professionals!
Inclusion Matters is also available on Spotify, Apple Podcasts, and Podchaser.
Inclusion--The Foundation of Our Practice: Part One [Kamidnoqoshada: Waa aasaaska shaqadeena (Qaybta koowaad)]
Waxaan si gaar ah ogabeeraan dagaynaa macluumaad ay soo saareen DEC iyo NAEYC oo ah ururo lashaqeeya caruurta. Macluumaadkaasoo ah bayaankooda wadajirka iyo sida macluumaadkaas nooga caawinayo kobcinta kamidnoqoshoda goobta xanaanada iyo waxbarashada. Sidoo kale, muhiimadda ay leedahay tageerada, kaqaybqaadashada iyo helitaanka fursadaha macluumaadkaan ayaa aas’aas u’ah baahida caruurta iyo shaqaalaha una ah xumin culus in lagu guulaysto kamidnoqoshada goobta wax barashada ubadka yar yar.
(Length: 10:00)Challenging Behavior--Putting the Pause Button between Impulse and Action [Dabeecadaha adag: Xakamaynta damaca inta uusan cunugu ficil qaadin]
Markii macalinka ubadka yar yar waxbara uu cunugu laficiltamo, qof guuleeysanaya majiro. Waxaan rabnaa caruurtu in ay bartaan in ay iskood wax u qabsadaan in ay yeeshaan xilkasnimo. Waxaa masana lagarabaa caruurtii in ay waafaqsanyihiin nadaamka kajira goobta xanaanada iyo wax barashada iyo in ay bulshada xiriir wanaagsan lasamaystaan. Maqaalkaan wuxuu kusiinayaa xeelado aad kaga caawinaysid caruurta in ay dhanka wanaagsan wax ka abaaran.
Challenging Behavior--Power Struggle With Young Children [Dabeecadaha adag: Caruurtoo kulaficiltama oo ay halkaa kadhalato halgan awoodeed ]
Badanaa dabeecadaha adag oo ilmaha lagu arko waa wax kamid ah korrinnimadooda inta ay korayaan oo ay laqabsanayaan bulshada. Caruurta in labaro sida ay waxa ay dareemayan u sheegan karaan iyo in labaro xirfado kale oo laxiriira isxakamaynta waxay tirtiri kartaa gardarrada oo ilmaha kale lagugardaroodo ayagoo baranayaa macaamil wanaagsan.
(Length: 11:22)The Fundamentals of Consultation [Muhiimadda ay Leedahay Tala Qaadashada]
Muxuuyahay tababarka ama latalinta xagga Inclusion’ka ama kamidnoqoshada ay caruurtu carruurta kale lamid noqonayso iyo sida ay faa’iido ugu tahay caruurta xanaanada ubadka yaryar lagu hayyo jooga oo baaahida gaarka ah leh? Podcast’kaan waa podacast ama maqaalka uguhoreeya maqaalada xirrirka ah oo laxirrira arinta tababarka ama latalinta xagga caruurta sida ay kuwa kale oga mid noqon lahaayeen.
(Length: 8:06)Markuu Soo Siyaado Walaac--Jawaab celis ku saabsan wixii su'aalo ah oo daryeeluhu ka qabo tuhun ama walaac ku saabsan koriimada ilmo uu hayo
Kala soo qaybgala, Marian Hassan oo inoo marti gelin barnaaminkan iyadoo Afka Soomaaliga adeegsanaysa oo ka jawaab celin sadex su’aalood oo ah su'aalaha baddanaa la is waydiiyo marka uu soo siyaado walaac ku saabsan koriimadda ilmaha. Marian waxay nala wadaagi talaabooyinka ugu muhiimsan oo ay tahay in la qaado si loo sameeyo jawi wanaagsan oo waalidka lagula hadli karo oo suurto gelin kara wadda hadal fiyow iyo isfaham. Intaas oo ay dheer ahay talooyin ku salaysan adeegsiga ilmaha oo si joogto ah loo derso ama loo eego lana diiwaangeliyo dhowridaas si ay uga turjunto xaalada koriinka ilmaha iyo wixii isbedal ah oo jira oo waaridka lala wadaagi karo.
(Length: 12:33)